Ra’isul Wasaare Abiy oo war hor leh ka soo saaray colaadda Tigray iyo Guddi uu magacaabay

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday guddi wadahadal nabadeed la yeelan doono hoggaamiyayaasha jabhadda Tigreega si xal loogu helo dagaalka sokeeye ee 19 bilood ka socda waqooyiga dalkaasi. Toddobada xubnood ee guddiga waxaa guddoomiye u ah ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka arrimaha dibadda Demeke Mekonen, halka xubnaha ay ku jiraan taliyaha sirdoonka iyo la … Continue reading Ra’isul Wasaare Abiy oo war hor leh ka soo saaray colaadda Tigray iyo Guddi uu magacaabay